Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo la wareegay Agab loogu tala galay qeybta 27-aad

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo la wareegay Agab loogu tala galay qeybta 27-aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage iyo sarakiil u hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan

Wafdiga Taliyaha ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Baladweyn kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan iyo Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Baladweyn

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Ujeedka safarka Taliye Odawaa ee Magaalada Beledweyne, ayaa ahaa sidii Saraakiisha Ciidamada guutada 5-aad ee qeybta 27-aad uu kala hadli lahaa la dagaalanka Maleeshiyada Al-Shabaab oo maalmihii an soo dhaafay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka waday inta u dhaxeeysa degmooyinka Matabaan iyo Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka ayaa sidokale munasabad lagu qabatay Beledwene kula wareegay gaadiid iyo Agab kale oo loogu tala galay ciidanka xoogga ee ka howlgallo Magaalada Beledwen ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Previous Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyoooday Shil gaari oo ka dacay Koonfur Afrika

Next Post

Midowga Yurub oo wacad ku maray in ay tallaabo ka qaadi doonaan Ruushka

Next Post
Midowga Yurub oo wacad ku maray in ay tallaabo ka qaadi doonaan Ruushka

Midowga Yurub oo wacad ku maray in ay tallaabo ka qaadi doonaan Ruushka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In