Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellah Dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellah Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Taliyaha waxaa socdaalkiisa ku wehlinayay Agaasimaha Guud xarunta Qaran ee (Tubasan), Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa halkaa waxaa kusoo dhaweeyay xildhibaanno katirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliy, maamulka degamada iyo sarakiisha ciidanka xoogga ee ku sugan degaanka.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026

Taliyaha  Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa booqaday fariisimaha ciidanka xoogga ay halkaa ku leeyihiin,isagoo ciidanka ku dhiirigaliyay shaqada wanaagsan ay dalka u hayaan,waxa una ciidamada  faray sida ay muhiim u tahay ka foojignaata dhagaraha ay khawaarjtu u soo maleegto Shacabka Soomaaliyeed.

Taliiska xoogga dalka oo uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa wado da’daallo dalka looga xoreynayo kooxda kawaarijta ee muddada dheer dhibaatada ku hayay shacabka soomaaliyeed,iyadoo ay xusid mudantahay in taliayaha sidaan oo kale uu booqday furumaha hore ee ay ku sugan yihiin geesiyaasha xoogga dalka si loogu dhiirigaliyo shaqa muhiimka ay dalka

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo kulamo mira dhal ah la qaatay Madax ka tirsan Dowlado Caalami ah

Next Post

Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

Next Post
Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In