Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Qaranka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Qaranka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” ayaa kormeeray taliska Ururka 60aad ee ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Qaranka, halkaasi oo ay ka socdaan tababaro Ciidanka aqoontooda kor loogu qaadayo.

Related posts

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026

Ku-simaha Taliyaha Ururka 60aad, ahna Abaanduulaha Ururkaasi Dhamme Dayax Cabdi Cabdule, ayaa Sareeyo Gaas Indhoqarshe uga xogwaramay shaqada ay hayaan ciidanka iyo tababarada halkaasi ka socda.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, ayaa ciidanka Ururka 60aad ku boggaadiyey shaqada adag ee ay u hayaan, isaggoo Ciidanka kula dardaarmay inay tusaale lagu daydo u noqdan ciidanka Qaranka.

Kormeerka ka dib ayaa Taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed, ayaa kulan gaar ah waxa uu la qaatay saraakiisha ciidanka ilaaladda Madaxtooyadda Soomaliya, isagoona warbixin ka dhageystay saraakiisha.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo faah-faahin ka bixiyay kulan uu la qaatay Duqa magaalada Ankara – DHAGEYSO

Next Post

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada Ciidanka ku sugan magaalada Marko “SAWIRRO”

Next Post
Abaanduullaha Ciidanka Xoogga oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada Ciidanka ku sugan magaalada Marko “SAWIRRO”

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada Ciidanka ku sugan magaalada Marko “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In