Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jeneraal Odawaa oo shaaciyey tirada Khawaarij badan oo lagu dilay…

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Jeneraal Odawaa oo shaaciyey tirada Khawaarij badan oo lagu dilay…
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

150-ka tirsan Maleeshiyada khawaariijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay deegaan qiyaastii 30-KM dhanka Bari kaga beegan degmada Aadan Yabaal iyo Masjidka Cali Guduud ee gobolka Shabeelaha dhexe, howlgalo ciidan oo socday muddo todobaad ah sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Al-Shabaab ay jab weyn ku gaarsiiyeen howlgalka, isagoo sheegay in argagixisadu ay u maleeyeen in ay ku baxsan doonaan dhulka howdka ah ee gobolka balse looga daba tegay.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

“Waxaan ku dilnay in ka badan 150 ka tirsan Al-Shabaab intii uu socday howlgalka toddobaadkan, waxaan ku dilnay meel 30 km bari ka xigta magaalada Aadan Yabaal 50 ka mid ah argagixisada, in ka badan 100 kalena waxaan ku dilnay agagaarka Masjidka Cali Guduud ee isla gobolka, ciidamada XDS oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa xoojiyay la dagaalanka argagixisada.” ayuu yiri Taliyaha Xoogga.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ee Macawisley ayaa afartii bilood ee la soo dhaafay Al-Shabaab ka saaray deegaano badan oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Previous Post

Cabdi Xasan oo ka tirsanaa khawaarijta oo isku dhiibay ciidamada xoogga ee ku sugan Hiiraan

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka oo bogaadiyay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Next Post
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka oo bogaadiyay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka oo bogaadiyay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In