Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha CXD oo kormeeray qeybo ka mid ah Farumaha Dagaalka

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Taliyaha CXD oo kormeeray qeybo ka mid ah Farumaha Dagaalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow , ayaa maanta kormeer dhiiri-gelin ah ugu tegay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca degaanka ee ku sugan qeybo ka mid ah gobolka Sh/dhaxe.

Taliyaha ayaa ugu horrayn warbixin ka dhagaystay saraakiisha hoggaaminaysa geesiyaasha xoogga dalka ee ku sugan degaanka cad-cadeey ee gobolka shabeellaha dhexe , waxa uuna taliyhu ku bogaadiyay sida hufnaanta leh ee ay u gudanayaan waajibkooda qaran ,waxa uuna kula dar daarmay ineey laba jibaaraan shaqada wanaagsan ee ay u haayaan Qarankooda.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

“ Waxaan dhaarta u marnay oon kulaylka iyo qaxarka u joognaa waa difaaca dadka soomaaliyeed ee dhibaataynayeen argagexisadu ku dhawaad labaatameeyo sano ,waqtigaana waxay khawaarijta ku jiraan maalmihii ugu danbeeyay” ayuu yiri taliyaha ciidanka ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed S/gaas Ibraahim shekh Muxudiin Caddoow.

Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa wada dadaalo dheeraad ah kuwaas oo dalka looga ciribtiray khawaarijta arxanka daran oo hadafkoodu yahay baabi’inta muwaadiniinta soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

Previous Post

Bakool: Labo ka tirsan Khawaarijta oo isku dhiibay Ciidamada Qalabka Sida

Next Post

Xuutiyiinta oo weeraray Markab dagaal oo laga leeyahay Maraykanka

Next Post
Xuutiyiinta oo weeraray Markab dagaal oo laga leeyahay Maraykanka

Xuutiyiinta oo weeraray Markab dagaal oo laga leeyahay Maraykanka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In