Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha CXD oo kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka xooga dalka

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka XDS oo kormeeyay hoggaannada ciidanka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ahaa mid todabaad leh islamrkaan uu taliyaha ciidanka xooga dalka S/gaas Maxamed Aadan Axmed oo la yeeshay saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed looga hadleyay arimo ay ka mid yihiin waxyaabhii u qabsoomey todobaadkaan ciidanka xooga dalka sida ay u socdaan howlgalada lagu dabar koonaayo maleyshiyaadka Al-shabaab ee ka socda qeybo ka mid ah gobalada dalka iyo qodob kale ayaa maanta lagu qabtey hoolka Shirarka ee wasaarada gaashandhiga ee maqaalada Muqdisho.

Faniinta kooxda Horseeda ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed waxa ay maanta ku soo bandhigaan sugaan ka turjumeysa ahmiyada ay ciidamada ay u leedahay qorista farta afka hooyo iyo akhrinta intaba.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Abaanduulaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed S/guudo Cali Baashe Maxamed Xaaji Cumar oo ugu horeyna ka hadley kulankaas ayaa ugu mahadceliyay cid waliba oo gacan ka geestey dhimaha hoolka Shirarka ee wasaarada ee wasaarada Gashaandhigga.

Sareeyo gaas Maxamed Aadan Axmed Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo isna kulanka ka hadley ayaa kula dardarmay saraakiisha ciidanka xooga dalka iney mar waliba ay ka war hayaan xaladaha ay ku sugan yihiin geesiyaasha u tagaan difaac dalka in ay sii laba jibaraan howlgalada ka dhan ah cadowga umadda Soomaaliyeed nooc kasta oo uu ahaado.

Kulankaan ayaa qeyba ka ah dadaalada uu taliska ciidanka xoog dalka Soomaaliyeed ay ugu jiraan dhisamaha iyo tayeynta ciidanka xooga dalka si loogu maarmo ciidan shishaaye oo suga amniga guud ee wadanka.

Previous Post

Xeer Ilaaliyaha Guud e Qaranka ayaa ku baaqey in lala dagaalamo Musuqmaasuqa

Next Post

Madaxweynaha: “Waa inaan xaqiijinaa in shacabka Soomaaliyeed ay helaan nolol ka madaxbanaan cabsi, amar ku taagleyn iyo cabburin’’

Next Post
Madaxweynaha: “Waa inaan xaqiijinaa in shacabka Soomaaliyeed ay helaan nolol ka madaxbanaan cabsi, amar ku taagleyn iyo cabburin’’

Madaxweynaha: “Waa inaan xaqiijinaa in shacabka Soomaaliyeed ay helaan nolol ka madaxbanaan cabsi, amar ku taagleyn iyo cabburin’’

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In