Saturday, December 6, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer Ilaaliyaha Guud e Qaranka ayaa ku baaqey in lala dagaalamo Musuqmaasuqa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xeer Ilaaliyaha Guud e Qaranka ayaa  ku baaqey in lala dagaalamo Musuqmaasuqa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaran Mudane Axmed Cali daahir ayaa ugu baaqay dhamaan Hay`adaha Dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed in la la  dagaalamo Musuqmaasuga  ragaadiyey Soomaaliya,taasoo uu sheegay in isbadelo jiri doonaan ,waqtiguna uusan ku sii jiri doonnin marxaladaha haatan jira.

Xeer ilaaliyaha ayaa waxaa kaloo uu sheegay in ay la xisaabtan uu jiri doona, qof kastaa waxa uu geystey lagula xisaabtami doono,waxa laga yaabaa daruufaha , waqtiga,imkaaniyaadka,xiliyada iyo goobta in ay u saamixi waayaan la xisaabtan ama talaabo sharci in laga qaado shaqsihii ama hayadaii musuqmaasuqa ka dhacey.

Related posts

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

December 6, 2025
Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

December 6, 2025

Dr.Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in muhiimadu tahey in baaritaan la sameeyo. ,baaritaan ka dib sharciga la horkeeni doono,hadii an maanta la keeni waayo,berri ayaa la keeni doonaa ama waqti kale,isagoo sheegay in hay`adaha ay taxadir Sameeyaan.

“Xeer ilaaliyaha ayaa hay`adaha ka codsadey in ay ku dadaalaan isla markaana ilaaliyaan sharciga ,kuna dhaqmaan, wax walibana waxaa ay ku qoran yihiin sharciga e ha la dhowro. Ayuu yiri Dr.Axmed Cali Daahir

Ugu danbeyn Xeer ilaaliyaha ayaa ka hadlay in ay waayadan danbe ay soo badanayaan boobka iyo dhaca dhulka hayadaha dawladda iyo kuwa shacab,isagoo dhanka kale xusay in ay jiraan dad sidi ay doonaan ka yeelaan dhulalkaasi Hay`adaha Dawlada ,kuna tagri falaan dhulalka,guryaha iyo hantidii  dawladda.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax

Next Post

Taliyaha CXD oo kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka xooga dalka

Next Post
Taliyaha ciidanka XDS oo kormeeyay hoggaannada ciidanka “Sawirro”

Taliyaha CXD oo kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka xooga dalka

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO(DOHA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qayb...

Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Amiir Dalka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Amiir Dalka Qatar

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO(DOHA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Dooxa, Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saaray Qalalaasaha Boorama

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saaray Qalalaasaha Boorama

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO:- BAAQ NABADEED Marka hore, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska iyo ehellada dadkii ku dhintay bannaanbaxii ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In