Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha NISA : Qofka aan heysan warqadda aqoonsiga ma heli doono wax adeeg ah-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha NISA : Qofka aan heysan warqadda aqoonsiga ma heli doono wax adeeg ah-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) Taliyaha Nabad Sugida iyo sirdoonka qaranka   sareeyo gaas  Cabdulaahi Gaafow Maxamud,  Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyed   Bashiir Maxamed Jaamac,Taliyaha qeybta guud ee gobalka Banaadir ciidanka booliiska Soomaaliyed Bishaar Abshir Geed,  ayaa si wadajir ah xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar waxey ku qabteen Shir jaraa’id oo ay ugu hadlaayen qaadashada kaarka aqoonsiga ee dowlada hoose.

Taliyaha nabad sugida iyo sirdoonka qaranka  Soomaliya   sareeyo gaas Cabdulaahi Gaafow Maxamuud ayaa ugu horeyn warbaahinta u akhriyay amarka ka soo baxay hey’adaha ammaanka dowlada iyo maamulka gobalka Banaadir

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Taliyaha Nabad Sugida  Janeral Cabdulaahi Gaafow Maxamud  ayaa  sidoo kale sheegay in  hey’adaha amaanka ay talaaba ka qaadi doonan muwaadinkii aan qaadanin kaarka dhalashada dowlada ee Xamar.

Sareeyo gaas C/laahi Gaafow Maxamuud taliyaha hey’adda NISA ayaa sheegay in u jeedada amarkan ay tahay xaqiijinta amniga magaalada Muqdisho.

“Qofka aan heysan warqada aqoonsiga ma dhoofi karyo adeegyada uu u baahan yahay looma fulin karo wadooyinka kama gudbi karo, goobaha ganacsiga ayaa la fareyaa in aysan la ma macaamili karin,” ayuu yiri Gaafow.

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xusen Jimcaale Madaale  waxa uu dhankiisa sheegay  in dowlada hoose ee Xamar ay bulshada Soomaaliyed u fududeyn doonto qaadashada kaarka aqoonsiga.

“Anaga diyaar ayaan u nahay fulinta amarka bulshadana waxaa la codsaneynaa in ay u hogaan amarka ilaa afar degmo ayaa ka sameyso xarumo laga qaato,” ayuu yiri mudane Jimcaale.

Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sidoo kale xusay in maadaama dalka uu ku jiro xilli doorasho in loo baahan yahay in la sugo ammaanka iyo nabadgeliyadda muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Talaabadan ayaa haddi ay sida loo sheego u fusho waxaa ay noqoneysaa mid wax badan ka bedeli doonta ammaanka iyo xasiloonida magaalada Muqdisho maadaama kooxaha nabad diidka ah aysan u suurtagelinin ay ku dhex dhuuntaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Banaadir.

13908847_1746962622209156_2237676426317981649_o 13908961_1746962575542494_2323692111025859290_o 13926022_1746962678875817_4075479616750696051_o 13937734_1746962732209145_1716657268648535801_o

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Wafdi Ka socda Jarmalka oo Ka wada hadlay Dhismaha Ciidamadda XDS+Sawirro

Next Post

Danjiraha Mareykanka oo waraaqihiisa u gudbiyay wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya-Sawirro

Next Post
Danjiraha Mareykanka oo waraaqihiisa u gudbiyay wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya-Sawirro

Danjiraha Mareykanka oo waraaqihiisa u gudbiyay wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya-Sawirro

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In