Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Xabsiga Dhexe Gobolka Mudug ee Puntland oo baaq u diray bulshada Gobolka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Xabsiga Dhexe Gobolka Mudug ee Puntland oo baaq u diray bulshada Gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha xabsiga dhaxe Gobolka Mudug ee Puntland Gashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Gaalkacyo kaga hadlay howlgallada la dagaallanka argagixisada ee ka socanaya Gobolka Mudug, isla markaana ay si wadjir ah isaga kaashanayaan ciidamada amniga Qaranka iyo kuwa dowlad gobaleedyada Galmudug iyo Puntland, kuwaas oo haatan laga gaaray guula waa weyn.

Taliyaha ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka reer Puntland in ay doorkooda ka qaataan olalaha balaaran ee la dagaallanka qaswadayaasha oo uu tilmaamay in ay bilbeen adeegsiga qorshayaal cusub oo ay doonayaan in ay isaga horkeenaan shacabka Soomaaliyeed, iyagoo adeegsanaya kooxo iyaga u adeegaya

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa dhanka kale ka hadlay wararka lagu baahinayo baraha bulshada ee ku aadan xukunsanayasha argagixisadaa ee Al-Shabaab, isla markaana lagu sheegayo in la jirdilay, taas oo uu ku tilmaamay in ay qeyb ka tahay dhagarta argagixisada iyo marin habaabinta bulshada.

Taliye Aadan ayaa markale baaq u diray bulshada Soomaaliyeed, kaas oo ku aadan in la garab istaago ciidamada Qaranka iyo kuwa dowlad gobaleedyada jsbiirsanaya ee dagaalka kula jira argagixisada.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo ka hadlay guulihii laga gaarey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Next Post

Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Safiirka dalka Qatar

Next Post
Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Safiirka dalka Qatar

Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Safiirka dalka Qatar

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In