Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Xoogga dalka oo digniin culus u diray dadka Isticmaala Astaamaha iyo Tuutaha Ciidanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Xoogga dalka oo digniin culus u diray dadka Isticmaala Astaamaha iyo Tuutaha Ciidanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo Shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay soo badanayeen shaqsiyaad gaar ah oo isticmaala Gaadiidka loo ekeysiiyay kuwa Ciidanka Xoogga dalka isticmaalan, kuwaasi oo lagu buufiyay Astaanta Ciidanka.

Taliyaha ayaa Digniin u diray dadka sida sharci darrada u isticmaala Gaadiidka lagu buufiyo Astaanta Ciidanka Xoogga dalka, kuwaasi oo uu sheegay cidii lagu arko in ciidanka Xoogga dalka si toos ah ugala wareegi doonaan Gaadiidkaasi.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Taliye Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay dad aan ka tirsaneyn Ciidanka Xoogga dalka oo Isticmaala dareeyska ay xirtaan Ciidanka xoogga Dalka, kuwaasi oo uu sheegay inay u shaqeeyaan Hey’addo, Shirkaddo iyo meelo kale, wuxuuna tilmaamay dadka xirta dareeyska ciidanka xoogga dalka islamarkaasna aan ka tirsaneeyn in lala tiigsan doono sharciga.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa ugu dambneyntii Digniin u diray Maleeshiyaad Isbaarooyin dhigtay Degmooyin iyo deegaano ka tirsan Gobolada dalka, kuwaasi oo uu tilmaamay in Ciidanka ay ka qaadi doonaan tallaabooyin adeg.

Previous Post

Kulan dood wadaag iyo aqoon iswaydaarsi la xariiro sidii loo nooleyn lahaa dalxiiska dalka oo Muqdisho ka dhacay.

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Roobabkii Xalay ka da’ay Muqdisho

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Roobabkii Xalay ka da’ay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Roobabkii Xalay ka da’ay Muqdisho

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In