Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku xigeenka ciidamada xoogga oo kormeer shaqo ku tagay deegaano hoos taga Galmudug “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Taliye ku xigeenka ciidamada xoogga oo kormeer shaqo ku tagay deegaano hoos taga Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku xigeenka ciidamada dhulka Soomaaliya Sareeye Guuto Xuseen Xoosh Cali oo maanta kormeer shaqo ku tagay deegaano hoos taga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, gaar ahaan deegaanka Beer Liibaan oo dhanka beri kaga beegan magaalada.

Deeganada uu kormeeray Taliyaha waxaa ku sugan ciidamo macawiisleey ah, kuwaas oo ay dadka deegaanka abaabuleen una diyaarsan in ay la dagaalamaan maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Taliyaha ayaa dhiira gelin u sameeyay ciidamada is abaabulay ee ku suganaa deegaanadii uu maanta kormeeray wuxuuna u balan qaaday in ay dowladu ku garab siin doonto howsha ay wadaan oo ah la dagaalanka Al-shabaab.

Kormeerkan waxaa Taliyaha ku wehliyay, Saraakiil ka tirsan Qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka, Maamulka degmada Dhuusamareeb oo uu horkacayay Duqa Degmada Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow iyo Masuuliyiin kale.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeybgalay xafladda furitaanka qandaraasyada keenista iyo qeybinta raashiinka

Next Post

Wasiirka Haweenka oo maanta la kulantay ergayga QM ee Soomaaliya +Sawirro

Next Post
Wasiirka Haweenka oo maanta la kulantay ergayga QM ee Soomaaliya +Sawirro

Wasiirka Haweenka oo maanta la kulantay ergayga QM ee Soomaaliya +Sawirro

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In