Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye Odawa oo kormeeray fariisimaha ay ciidanka xoogga ku leeyihiin Buula-Burte “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Taliye Odawa oo kormeeray fariisimaha ay ciidanka xoogga ku leeyihiin Buula-Burte “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Genaraal Odawa Yuusuf Raage ayaa soo kormeray socdalkisi ugu danbey ee uga soo Ambabaxay Degmada Buulo-Burte Fariisimihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka kuwaas oo kuyaala Buraha duleedka ka ah Degmada Buulo-Burte  .

Kormeerka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Odawa yuusuf Raage ayaa waxa kuwehlinaayay Taliyaha Qeebta 27aad Genaraal Axmed Maxamed Calasow ( Taredisho) ayagona sheegay in Xerooyinkii  hore ee ciidanka dib loodhisi doono.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026

Shalay ayay aheyd markii Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu si rasmi ah xariga uga jaray xarunta taliska qeybta 27-aad oo si ku meel gaar ah ugu shaqeyn doonta dhismihii shiirkole ee degmada Buula-Burte ee gobolka Hiiran.

Taliyaha ayaa kormeerka kadib uso Ambaba-baxay Magaladda Muqdisho.

Previous Post

Kulan looga hadlay Xaalada Amni iyo tan Beni’aadannimo ee Gobolka Bakool oo lagu qabtay Xudur

Next Post

Wasaaradda Cayaaraha ee Puntland oo qalab isboorti ku wareejisay Maamulka Gobolka Sanaag “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Cayaaraha ee Puntland oo qalab isboorti ku wareejisay Maamulka Gobolka Sanaag “SAWIRRO”

Wasaaradda Cayaaraha ee Puntland oo qalab isboorti ku wareejisay Maamulka Gobolka Sanaag “SAWIRRO”

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In