Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyihii hore Ciidanka Badda oo soo dhoweeyey heshiiska Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiye

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Taliyihii hore Ciidanka Badda oo soo dhoweeyey heshiiska Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyihii hore ee Ciidammada Badda Admiral Faarax Qare,ayaa soo dhaweyay heshiiska iskaashiga Difaaca badda oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga

Taliyaha oo wareysi siinayay warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in wax lagu farxo tahay in la helo dowlad ilaalisa Badda Soomaaliya,sidoo kalena tababbarta ciidanka Badda Soomaaliyeed,si looga hortago kallumeysiga sharci darada ah,Budhcad badeeda,qashinka lagu shubo badda Soomaaliya iyo hadii cid kale isku daydo in ay ku xadgudubto biyaha badda Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Waxa uu sheegay Taliyaha in la helo ciidan Soomaaliyeed oo u tababbaran difaaca badda Soomaaliya ay tahay mid shaqsi ahaan uu aad ugu farxay.

”Intii aan noolaa waa Warkii iigu farxadda badnaa waayo waxaan helaynaa Ciidan Soomaaliyeed oo awooda Difaaca Baddeena”

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xukuumadda iyo labada gole ee Baarlamaanka dalka ayu ugu mahad celiyay ansixinta heshiiskan oo sida uu sheegay xal u noqonaya dhibatooyinkii ka jiray Badda Soomaaliya.

Previous Post

Wajiga 2-aad ee Shirka Mashruuca NAGAAD oo lagu qabtay dalka Kenya “SAWIRRO”

Next Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Next Post
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo hambalyo u diray  Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In