Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tallaalka Caabuqa Covid-19  oo maanta si rasmi ah uga biloowday Magaalada Xuddur.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Tallaalka Caabuqa Covid-19  oo maanta si rasmi ah uga biloowday Magaalada Xuddur.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ololaha Tallaalka Covid-19  oo maanta laga daahfurey magaalada Xuddur waxaa tallaalka goobta dahfurka ku qaatay xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed masuuliyiinta maamulka degmada Xuddur oo ugu horeeyo duqa magaalada Xuddur Maxamed Macalin, holwadeenada caafimaadka bahda saxaafada iyo waxgarad dahfurka Tallaalka ka soo qeybgalay ujeedada ay ubilaabeena ay tahay  si bulshada inteeda kale ay ugu deydaan loona yareey khatarta caabuqa Covid-19.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Daahfurka munaasabada tallaalka Covid-19   oo lagu qabtay isbitaalka degmada Xuddur waxa ka ka hadlay qaar ka mid ah holwadeenada caafimaadka oo sheegey in aysan waxyeelo laheyn talaalka bulshadana looga baahan yahay in ay qaataan.

G/kuxigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Bakool Yaxye Macalin Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin iyo Xildhibaan Xasan Ibraahim Lubuur oo talaalka lagu bilaabay ayaa bulshada faray inay qaataan tallaalka oo madaxda dalka ugu sareysa qaadatay.

Previous Post

Cimilada oo si xooggan isku bedeleysa bisha April

Next Post

Taliska NISA ee gobalka Banaadir oo helay xog ku saabsan Horjoogeyaal ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Next Post
Faah faahin ka soo baxaysa khasaare ka dhashey miino dad shacab ah kula qaraxday Buula-burte

Taliska NISA ee gobalka Banaadir oo helay xog ku saabsan Horjoogeyaal ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In