Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Talyaaniga oo go’doomiyey 16-milyan oo Qof, cabsi laga qabo faafitaanka Coronavirus

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Talyaaniga oo go’doomiyey 16-milyan oo Qof, cabsi laga qabo faafitaanka Coronavirus
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa amar ku bixiyay in la xiro  gobolka waqooyiga ee Lombardy iyo 14-gobol oo kale, taas oo lagu xakameynayo inuu faafo cudurka Coronoviruska,

Tallaabadan, ayaa lagu dhawaaqay Sabtidii, qiyaastii 16 milyan oo dad ah ayaa ku jiraya  aaga loo bixiyey “Aaga Cas” illaa iyo 3-da bisha April  ee soo socota.

Related posts

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026

“Waan fahamsanahay in tallaabooyinkan ay u baahan doonaan naf hurid iyo dulqaad, laakiin kani waa dhaq-dhaqaaq mas’uuliyadeed oo isxilqaan ah” sidaasi waxaa yiri Ra’iisulwasaaraha Talyaaniga oo shir jaraa’id qabtay.

Tallaabadan degdegga ah ayaa timid kadib markii baaritaanno la sameeyay ay muujiyeen in ay kordheen tirada dadka qaba  infekshanka coronavirus.

Hay’adda ilaalinta rayidka ee Talyaanigu waxay sheegtay Sabtidii in tirada dadka cudurka qaba ay kor u kacday 1,247, taasoo ka dhigeysa guud ahaan dadka qaba cudurka 5,883.

Previous Post

Guddiga diyaarinta xilliga kala guurka Waxbarashada gobolka Banaadir oo la shaaciyay “SAWIRRO”

Next Post

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo ka shiray arrimaha Amniga

Next Post
Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo ka shiray arrimaha Amniga

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo ka shiray arrimaha Amniga

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan Qiimeynta Khatarta Musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In