Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Talyaaniga oo qalab Sport gudoonsiiyay ciyaartoy Soomaaliyeed-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Talyaaniga oo qalab Sport gudoonsiiyay ciyaartoy Soomaaliyeed-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka dowladda Italy ee qeybta ka ah ee howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay qalab Sport ku guddoonsiiyeen ciyaartow Soomaaliyeed kadib munaasibad lagu qabtay magaalada Muqidsho.

Aqabkan oo ka kooban kubadaha kala duwan ee lagu ciyaaro ayaa waxaa la siiyay kooxaha kala ah; kooxda gabdhaha qaranka ee kubadda gacanta, kooxda gentaalada ee kubadda cagta ee degmada Afgooye iyo wiilasha 11 sano jiradaha ee degmada Yaaqshiid.

Related posts

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026

Goobta qalabka Sport lagula kala wareegayay ayaa waxaa joogay mataliyaal ka kala socday wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha, maamulka gobolka Banaadir, xiriirada kubadda koleyga, kan gacanta, taliyaha ciidanka Talyaaniga ee Soomaaliya jooga iyo mas’uuliyiin kale.

Mas’uuliyiinta xiriirada kubadda koleyga iyo kubadda gacanta, ayaa taliyaha ciidanka Talyaaniga ee Soomaaliya jooga ka codsaday in ay u dayactiraan garoonka wish stadium maadaama garoonka uu yahay mid ka dhaxeeya labada xiriir isla markaana u baahan dayactir balaaran ka hor sanadka 2017-ka.

Ayagoo sidoo kalena dowladda Talyaaniga ugu mahadceliyay deeqda ay soo gaarsiiyeen.

Taliyaha ciidanka Talyaaniga ee qeybta ka ah howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya korneel Fernando Bernardo, ayaa sheegay in codsiga ay soo gudbiyeen xiriirada uu gaarsiin doono dowladiisa, isagoo sidoo kale sheegay in qalabkan ugu talagaleen in ay kor ugu qaadaan niyadda ciyaartowda Soomaaliyeed.

Sidan oo kale ayay horey u sameeyeen tiro dhowr jeer ah ciidanka Talyaaniga ee jooga dalka.

vlcsnap-2016-03-31-11h08m49s67 vlcsnap-2016-03-31-11h08m58s67 vlcsnap-2016-03-31-11h09m37s193 vlcsnap-2016-03-31-11h10m29s209 vlcsnap-2016-03-31-11h10m41s78 vlcsnap-2016-03-31-11h10m57s226 vlcsnap-2016-03-31-11h11m38s116 vlcsnap-2016-03-31-11h12m17s253 vlcsnap-2016-03-31-11h12m39s223 vlcsnap-2016-03-31-11h13m52s178 vlcsnap-2016-03-31-11h15m12s219 vlcsnap-2016-03-31-11h15m21s53 vlcsnap-2016-03-31-11h15m49s72 vlcsnap-2016-03-31-11h16m15s89 vlcsnap-2016-03-31-11h16m27s215 vlcsnap-2016-03-31-11h17m24s251 vlcsnap-2016-03-31-11h18m19s41 vlcsnap-2016-03-31-11h18m29s140 vlcsnap-2016-03-31-11h18m39s252 vlcsnap-2016-03-31-11h20m27s51

 

Previous Post

Qarax khasaare geystay oo Gaalkacyo ka dhacay

Next Post

Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen

Next Post
Maamulka Galmudug oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dad ay biyo la’aan haysato

Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In