Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tantanka kubadda cagta ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Tantanka kubadda cagta ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Tartanka ciyaaraha kubadda cagta ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax ka barto ayaa ka bilowmay magaalada Eskişehir ee dalka Turkiga.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Tartankaas oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 100 ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta jaamacadaha ku yaala magaalooyinka kala duwan ee dalka Turkiga.

Tartankaa waxa  soo qaban qaabiyay Ururka midowga ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga, waxaana fududeeyay wasaarada dhalinyarada iyo sportiska dalka Turkiga iyo hay’adda YÜDER.

Furitaanka tartanka ayaa waxaa ka soo qayb galay madax sar sare oo uu ugu horreeyay safiirka Soomaaliya u fadhiyo dalka Turkiga Cabdullahi Maxamed Cali  (shanbaloolshe )  qunsulka Safaaradda Cabdulkadir Maxamed Nuur (Jaamac), u qaabilsanaha hidaha iyo dhaqanka safaaradda , guddoomiyaha guud ee ururka midowga ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga , madax ka  socotay wasaaradda dhalin yarada iyo sportska iyo hay adda YÜDER.

Furitaanka tantanka waxaa ka hadlay safiir C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) , guddoomiyaha ururka midowga ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga Maxamed Cabdullahi Xashi iyo madax kale.

Waxaa sidoo kale billad sharaf la guddoonsiiyay danjire Cabdulahi Maxamed Cali  (Shanbaloolshe ).

Tartanka oo ay ka qayb gelaayaan kooxo ad adag oo  kala kala socda jaamacadaha ku yaala  magaalooyinka waa weyn ee dalka Turkiga oo ay ugu horeyso magaalada Istanbuul , Izmir , Kutahya , Bursa, adana ,Edirne , Samsun, Manisa ,Sakarya. Iyo magaalooyin kale.

Tartanka ayaa socon doono muddo isbuuc ah wixi natiija ah oo ka soo baxo iyo kooxda ku guuleysata koobkana waa idinla soo socodsiin doonaa.

IMG-20160713-WA0011 IMG-20160713-WA0023 IMG-20160713-WA0025 IMG-20160713-WA0028 IMG-20160713-WA0035 IMG-20160713-WA0038 IMG-20160713-WA0039

 

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo kormeeray saldhigyo ciidan “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo Qabtay Gaari lagu weerari lahaa mid ka mida Hotelada Muqdisho.

Next Post

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo Qabtay Gaari lagu weerari lahaa mid ka mida Hotelada Muqdisho.

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In