Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartamayaashii Dagmada Gaalkacyo oo shahaado sharaf la guddoosiiyay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Tartamayaashii Dagmada Gaalkacyo oo shahaado sharaf la guddoosiiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo, ayaa xaflad casho sharaf ah ku Maamuusay tartamayaashii Degmada Gaalkacyo ee ka qeyb galay tartan cilmiyeedkii Warbaahinta qaranka.

Munaasabadaan casho sharafka ah, ayaa waxaa kasoo qeyb galay ku Simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng Maxamed Cabdi Cilmi, Xoghayaha Dowladda Hoose Cabdiqani Maxamuud Axmed, oo isagu ahaa hormuudkii hagayay dagmada Gaalkacyo intii uu socday Tartan Cilmiyeedka xubno ka tirsan golaha deeganka , taliyaha Saldhiga Booliiska Degmada Gaalkacyo Kabtan Cali xirsi Sahal.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026

Xubno ka tirsan gudiga farsamada tartanka oo goobta ka hadlay,ayaa soo bandhigay Marxaladihii la soo maray iyo dadaalkoodii isku duubnaanta ahaa ee ay bixiyeen. intii uu socday tartanka isla markaana Sababay in Gaalkacyo si dirqi ah looga qaado hanashadii tartan Cilmiyeedka, iyagoona mahadcelin u jeediyay dhammaan Howlwadeenada Warbaahinta Qaranka ee ku kala sugnaa Muqdisho iyo Gaalkacyo.

Xoghayaha fulinta Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo mudane Cabdi Qani Maxamuud Axmed, ayaa uga Mahadceliyay cid walbo oo kaalin weyn ku laheyd ka qeyb qaadashada tartankii Warbaahinta qaranka.

ku Simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Galkacyo Eng Maxamed Cabdi Cilmi, ayaa tartamayaasha Degmada Gaalkacyo ku amaanay guusha muuqata ay ka keeneen tartan cilmiyeedkii Warbaahinta qaranka oo sanadkaan Degmada Gaalkacyo ay ka gashay kaalinta labaad ee tartanka.












Previous Post

Dadkii uu sameeyay Roobkii da’ay shalay oo Baaritaano Caafimaad loo sameeyay

Next Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Morocco kaga qeybgalay Shirka Sanadlaha ah Hey’addaha Maaliyadda Carabta

Next Post
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Morocco kaga qeybgalay Shirka Sanadlaha ah Hey’addaha Maaliyadda Carabta

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Morocco kaga qeybgalay Shirka Sanadlaha ah Hey'addaha Maaliyadda Carabta

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
0

Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10...

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In