Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tartan isboorti oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Xamar weyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Tartan isboorti oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Xamar weyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan isboorti oo lagu xoojinayay isdhexgalka bulshada oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Degmada Xamar weyne ayaa shalay gelinkii dambe lagu soo gabo gabeeyay xarunta Degmada Xamar weyne oo ay cayaartii kama dambeysta ahayd isugu soo hareen labo koox.

Munaasabadii tartanka lagu soo gabo gabeynayay waxaa ka qeyb galay masโ€™uuliyiin ka socda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta, xubno ka socday Maamulka Gobolka Benaadir, marti sharaf iyo dadweyne aad u fara badan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Tartankan oo ay ka qeyb galeen afar koox oo ku cayaareysay magacyada afarta waax ee ay ka koobantahay degmada ayaa ugu dambeyn kulankii kama dambeysta ee tartanka isugu soo haray cayaartooy ka kala socotay Waaxyaha Hilaac iyo Kacaan ee deggmada, kuwaasi oo soo bandhigay cayaar wanaag oo ay jecleysteen dhamaan dadkii u soo daawasho tegay, iyadoo 2-0 ay guusha ku raacday cayaartooyda Kooxda Kacaan.

Guddoomiyaha degmada Xamar weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadirย  ayaa sheegay in ujeedka tartankan isboorti loo qabtay uu yahay ย sidii loo xoojin lahaa isdhexgalka bulshada ku dhaqan degmada, waxaana uu ka mahadceliyay cayaartooydii ka qeyb qaadatay inta uu socday tarntan sida xilkasnimada leh ee ay ku soo bandhigeen cayaaraha.

Guddoomiyaha ururka haweenkaย  gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo ka hadashay goobta ayaa sheegtay in tartamada noocaan oo kale ah ay qeyb ka qaadan karaan horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed.

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Banaadir Iimaan Nuur Iikar ayaaย  maamulkaย  degmada Xamar weyne uga mahadceliyay qabsoomidda tartankaasi, isagoo cayaartooyada labada dhinac ku amaanay cayaar wanaaga ay soo bandhigeen.

Gobo gabadii tartanka ayaa abaal marino lagu guddoonsiiyay dhamaan kooxihii ka qeyb galay, iyadoo kooxda ku guuleystay tartanka ee Kacaanย la guddoonsiiyay koobkii tartanka.

DSCN7620 DSCN7630 DSCN7638 DSCN7642

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Xaflad soo dhaweyn ah oo gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hiiraan loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRO)โ€ฆ

Next Post
Xaflad soo dhaweyn ah oo gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hiiraan loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRO)โ€ฆ

Xaflad soo dhaweyn ah oo gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hiiraan loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRO)โ€ฆ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In