Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Warka ugu Weyn

Tartanka Hibada iyo Hal-abuurka oo Dhuusamareeb laga daah furay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Warka ugu Weyn
0
Tartanka Hibada iyo Hal-abuurka oo Dhuusamareeb laga daah furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka Hibada iyo Hal-abuurka Galmudug ayaa Magaalada Dhusamareeb laga Daahfuray iyadoo lagu Maamuusayo Allaha u Naxariistee Mulaxankii Soomaaliyeed Cabdikariin Faarax Qaarey (Jiir) oo Dhowaan Geeriyooday.

Bandhigan Hibada iyo Hal-abuurka Galmudug ayaa waxaa iska Kaashanaya Wasaaradda Warbaahinta, Dhanka iyo Dalxiiska Galmudug iyo Golaha Abwaanada Soomaaliyeed, Agaasimaha Guud ee Waasarada Warfaafinta Galmudug Cabdiwali Jaamac Barre ayaa ugu horayn ka waramay Daahfurka Barnaamijkan.

Related posts

Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta

September 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

January 14, 2024

Waqtiga loo Qorsheeyey in la bilaabo Madashan ayaa waxaa ka warbixiyey Agaasimaha Waaxda Fanka iyo Suugaanta ee Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Shariif Xasan Tahaliil (Shaaciye).

Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed Guddoomiyaha Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa u Mahad Celiyey Howlwadeenada Telefeshinka iyo Raadiyaha Galmudug Gaar ahaan Agaasime Cabdiqani Xasan Maxamed (Qoor-dheer) oo Howshan iyagu kaalin ku leh.

Hirgalinta Madal Hal-abuur ee Galmudug ayaa Fursad u noqanaysa dadka Wax curriya iyo Hal-abuurada Galmudug waxa ayna ku soo bandhigi doonaan Hibadooda.

 

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka oo Baydhabo kusoo gaba-gabeesay shirka Istaraatiijiyada Caafimaadka Dalka

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeyb qaatay olale nadaafadeed “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeyb qaatay  olale nadaafadeed “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeyb qaatay olale nadaafadeed "SAWIRRO"

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In