Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartanka Kubada Koleyga Gabdhaha oo dhawaan ka Furmi doono Magaalada Garoowe.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Tartanka Kubada Koleyga Gabdhaha oo dhawaan ka Furmi doono Magaalada Garoowe.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo uu dhowaan magaalada garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal uu ka furmi doono tartan maamul Goboleedyada Dalka ayey magaalada Boosaaso soo gaareen kooxaha tartanka Kolayga uga qayb geli doona maamulada Jubbaland , Koofurgalbeed , Galmudug , Hirshabeele iyo Gobolka Banaadir.

Markii ciyaartoyda hablaha ah ee ka qayb gelaya tartanka kubada koley Maamul Goboleedyada dalka ay soogaareen garoonka diyaaradha boosaaso waxaa soo dhoweyey masuuliyiin katirsan wasaarada ciyaaraha ee  Puntland , maamulka gobolka bari kan degmada boosaaso iyo shacabka magaalada.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Gudoomiyaha Gobolk Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa sheegay iney ku faraxsanyihiin in hablo Soomaaliyeed oo tartank ciyaareed u yimid ay kusoo dhoweeyaan bosaso waxaana uu amaanay horumar dhanka ciyaaraha ee Soomaaliya.

Hablahan ka qayb geli doona tartanka  kubadda kolayga Soomaaliya ee Haweenka  oo ka kala socda 4maamul goboleed oo soomaaliya ah iyo gobolka banaadir ayaa gaaraya 110 gabdhood waxaaana ay dhowaan Garoowe kaga qayb geli doonaan tartanka kubada koleyga Dalkeena Soomaaliya.

Previous Post

RW Ku-Xigeenka dalka oo la kulmay dhigiisa dalka Urdun(SAWIRRO)

Next Post

Ergadii dooran lahayd Xubnihii Aqalka Sare Ku matali lahaa Gobolada Waqooyi oo la xareynayo.

Next Post
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba

Ergadii dooran lahayd Xubnihii Aqalka Sare Ku matali lahaa Gobolada Waqooyi oo la xareynayo.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In