Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartanka Xifdinta Qur’aanka Kariimka ee ardayda dowlad Gobaleedyada oo ka furmaya Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Tartanka Xifdinta Qur’aanka Kariimka ee ardayda dowlad Gobaleedyada oo ka furmaya Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaarey ardey tartamayaal ah oo ka kala socda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb galaya Tartanka Xifdinta Qur’ aanka Kariimka ee Bisha barakaysan Ramadaan oo  berri si rasmi ah uga  furmaya magaalada Muqdisho.

Tartanka Xifdinta Qur’aanka Kariimka ee bisha Ramadaan ayaa waxaa markii ugu horreysey sanadkan  marti geliyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ay ku tartamayaaan 24 ardey oo ka kala socota Dowlad Goboleedyada Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug, Puntland iyo Maamulka Gobalka Benaadir,

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Tartanka Xifdinta Qur’aanka Kariimka ee bisha Barakeysan ee  Ramadaan oo socon doona muddo 4 maalmood ah, ayaa qeyb ka ah qorshayaal ay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku dhiirra gelineyso ardeyda Soomaaliyeed ee ku guda jirta barashada iyo Xifdinta Qur’aanka Kariimka, waxaana abaal marino muhiim ah la guddoonsiin doonaa tartamayaasha gala kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad.

Previous Post

Daawo sawrirada deegaanka dalxiiska ku wacan ee Budbud oo si buuxda ay Ciidamada XDS ula wareegeen

Next Post

R/W Xamse oo dadka Soomaaliyeedba ugu duceeyay in Alle uu ka dulqaado dhammaan dhibaatooyinka heysta

Next Post
R/W Xamse oo dadka Soomaaliyeedba ugu duceeyay in Alle uu ka dulqaado dhammaan dhibaatooyinka heysta

R/W Xamse oo dadka Soomaaliyeedba ugu duceeyay in Alle uu ka dulqaado dhammaan dhibaatooyinka heysta

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In