Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartankii Jaamacadda Plasma Ay U Qabatay Kooxaha Ka Socday Dugsiyada Sare Oo Abaalmarino La Siiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tartankii Jaamacadda Plasma Ay U Qabatay Kooxaha Ka Socday Dugsiyada Sare Oo Abaalmarino La Siiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Aadan Dhuubow ayaa guddoonsiiyay koobab iyo abaal marino kooxihii kaalmaha hore ka galay tartan kubadda cagta ah oo ay soo qabanqaabisay Jaamacadda Plasma kaasi oo dhexmaray kooxo ka kala socday dugsiyada sare ee gobolka banaadir.

Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma Xasan Maxamed Xasan oo goobta warbaahinta kula Hadlay ayaa uga mahadceliyay xiriirka kubadda cagta ah ee Soomaaliyeed gacantii ay ka geysteen hirgalinta tartankaasi.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Wasiir ku xigeenka dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo isna la Hadlay warbaahinta ayaa bogaadiyay kooxaha ka qeyb galay tartanka Sports-ka ee Jaamacada Plasma soo gabagabeysay waxaana uu sheegey in tartamada ceynkani ah ay qeyb ka qaadanayaan nabadda iyo isdhexgalka bulshada.

Garoonka koonis oo abaalmarinada lagu bixinayay ayaa waxa ka soconayey ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Soomaaliya oo dhexmareysay kooxaha Heegan iyo Jeenyo Wasiirku xigeenka dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa sidoo kale gacan qaaday ciyaartoyda labada kooxood ee galabta ciyaarayay, waxaana ciyaartii maanta ay heegan guusha ku raacday iyadoo ku 2 Gool kaga adkaatay kooxda jeenyo.

Previous Post

Soomaalida ku nool Norway oo ka qeybgashay Bandhigga cunnooyinka dhaqan ahaan ay isticmaalaan dalalka Dunida “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In