Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirada dadka u dhintay Corona Virus oo gaaray  5-milyan

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Tirada dadka u dhintay Corona Virus oo gaaray  5-milyan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tirakoob ay sameysay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa lagu sheegay in tirada dhimashada adduunka ee uu sababay fayraska Corona ayaa gaartay 5 milyan, iyadoo xanuunkan faraciisa delta uu ku sii fidaayo qeybo kamid ah adduunka.

Sida ku cad xogta ay baahisay Reuters, ​​sanadkii la soo dhaafay  tirada dhimashada corona ayaa gaartay 2.5 milyan.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Dadka ugu badan ee u geeriyooday Xanuunka Covid 19, ayaa laga diiwaan geliyay Waddamada Mareykanka, Ruushka, Brazil, Britain, Mexico iyo Hindiya.

Celcelis ahaan  dad gaaraya 8,000 oo dhimasho ah ayaa laga diiwaan geliyay Adduunka toddobaadkii la soo dhaafay, taas oo ka dhigan in daqiiqad kasta xanuunkan ay  u dhintaan Shan ruux.

Tirada dadka Mareykanka ugu geeriyooday Corona ayaa kor u dhaaftay 700,000, sida lagu sheegay tirakoob ay sameysay Jaamacadda Johns Hopkins, tiradaas oo ku dhow dadka ku nool magaalada Washington DC.

Previous Post

Shil Gaari oo  ka Dhacay wadadda xariiriso Dhagaxbuur Iyo Jigjiga

Next Post

Wasiir  Beyle oo sheegay in Wasaaraddu ay diyaarisay bixinta mushaaraadka ilaa bartamaha sanadka soo socda

Next Post
Wasiir  Beyle oo sheegay in Wasaaraddu ay diyaarisay bixinta mushaaraadka ilaa bartamaha sanadka soo socda

Wasiir  Beyle oo sheegay in Wasaaraddu ay diyaarisay bixinta mushaaraadka ilaa bartamaha sanadka soo socda

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In