Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tiradda dadka abaaraha Kasoo barakacay ee Muqdisho soo gaaray oo sii kordheysa.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Tiradda dadka abaaraha Kasoo barakacay ee Muqdisho soo gaaray oo sii kordheysa.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

gobolada dalka Soomaaliya waxa ka jira abaara sameeyay dadka iyo duunyada iyada oo dadkuna ay intooda badan maalinba maalinka ka dambeysa ay ka soo barakacayaan deeganadooda iyaga oo imaanaya magaalooyinka.

Gobolka Banaadir ayaa ka mid ah meelaha ay soo gaarayaan dadka abaaraha ka soo barakacay gaar ahaa dagmadda Kaxda.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Gudoomiyah dagmadda Kaxda Maxamed Ismaaciil ayaa sheegay inay ilaa hada dadka  abaaraha ka soo barakacay  ee soo gaaray xerooyin loogu talagalay oo dagmadaasi laga hergaliyay ay ku dhowyihiin ilaa 7,000 oo qoys.

‘’ abaarta ka jirta gobolada dalka waa mid aad u xanuun badan dagmada kaxda dadka soo gaaray markii hore tirsigoodii u dambeyay qoysaskaa asbuucyo ka hor waxa ay ahaayeen 5,000 in ka badan hadane waxa ay ku dhowyihiin ilaa 7,000 barakacayaasha abaaraha ka imaanaya waa kuwa xowli ku socdo ayuu yiri Gudoomiye Kaxda.

Gudoomiye Maxamed Ismaaciil ayaa intaa ku daray in dadka abaaraha ka soo barakacay ay heystaan dhibaatooyin nololeed oo aad u daran waxaana uu sheegay in iyaga oo kaashanaya maamulka gobolka Banaadir ay sameeyeen meela cunta loogu kariyo.

‘’ waxaan sameynay meelo dadka soo barakacay cunto loogu kariyo oo aan ka hirgalinay dagmadda Kaxda innaga oo kaashanayna maamulka gobolka Banaadir, waxaan kale oo aan qaarkood u qeybinay raashiin dadaalada maamulka gobolka uu wado waa mid aad u sareeya waxaana loo baahan yahay in gurmadka la kordhiyo’’

Magaalada Muqdisho ayaa waxa ka socda dadaalo loogu gurmanayo dadka abaaraha ka soo barakacay waxaa wada maamulka gobolka Banaadir, maamulada dagmooyinka iyo qeybaha bulshadda haba u badnaadaane ardayda waxka barata jamaacadaha iyo iskuulada iyo culimada.

Previous Post

Siminaar Ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu qabtay deegaan ka tirsan Galmudug.

Next Post

Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Siyaasadda oo lagu qabtay Muqdisho.

Next Post
Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Siyaasadda oo lagu qabtay Muqdisho.

Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Siyaasadda oo lagu qabtay Muqdisho.

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In