Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirade dadkii ku geeriyooday dab ka kacay Isbitaalka ku yaalla Ciraaq oo sii kordhay.

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Tirade dadkii ku geeriyooday dab ka kacay Isbitaalka ku yaalla Ciraaq oo sii kordhay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Ciraaq ayaa sheegtay in tirada dadka ku dhintay dabkii ka kacay Isniin, Isbitaalka Al-Hussein ee degaanka Naasiriyah, ay gaareen 60 qof, oo ay ku jiraan 21 qof oo aan meydkooda la aqoonsan.

Wakaaladda wararka Ciraaq oo soo xigatay Waaxda Caafimaadka ee Naasiriyah ayaa  sheegtay in dhimashadu ay gaartay 92 ruux oo dhamaantood ku wax yelloobay dabkii halkaas ka kacay.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026

Garsoorka Ciraaq ayaa sidokale Amray in la soo qabto 13 sarkaal oo ka tirsan Agaasinka Caafimaadka ee Gobolka Dii, qar kamid ah Dhaqatiirtan  ayaa lagu soo oogay dacwado la xiriirta musiibadii halkaas ka dhacday.

Wasaaradda Caafimaadka Ciraaq ayaa wali waddo baaritaanada Meydadka aanan la aqoonsan si loo  shaaciyo maclumaadka guud dadkii Dabka ku waxyelloobay

Previous Post

Shirka Garsoorka dalka oo maanta ka furmay Muqdisho

Next Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer ku tagay tuulooyin ka tirsan Gobolka Mudug

Next Post
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer ku tagay tuulooyin ka tirsan Gobolka Mudug

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer ku tagay tuulooyin ka tirsan Gobolka Mudug

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In