Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tiro Gantaallo ah oo lagu weeraray Ciidamada Isra’iil

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Tiro Gantaallo ah oo lagu weeraray Ciidamada Isra’iil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidammada Difaaca Isra’iil  ayaa sheegay in lal beegsaday seddex gantaal oo laga soo tuuray dhanka Suuriya kuwaas oo aanay sheegin qasaaraha ka dhashay.

Qoraal ay soo dhigeen barta Twitter-ka ayay  ku sheegeen magalooyin ay ku sugnayeen Ciidamadadooda ay ku dhaceen tiro Gantaallo ah balse ay ka gaabsadeen in ay faafaahin ka bixiyaan.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Warbaahinta Yahuudda ayaa ku warantay in qaar kamid ah Gantaalladan ay ku dheceen dhul banaan, iyaga oo aan geeysan wax qasaara ah.

Wali ma cadda cida ka dambeysay gantaalladan lala beegsaday Isra’iil.

Dagaalada u dhexeeya Falastiiniyiinta iyo Isra’iil ayaa hadda ku fiday degaano ka mid ah Daanta Galbeed, iyadoo la sheegaya in 10 qof oo Falastiiniyiin ah ay dhinteen weeraradii ugu danbeeyay.

Ugu yaraan 122 qof  oo ay  caruur ku jirta ayaa lagu dilay Qasa, halka  tiro ku dhaw 100 qof loga dilay Israa’iil tan iyo markii Isniintii uu dagaalka billowday.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May

Next Post
Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May

Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In