Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga iyo Soomaaliya: Birri maxey ka dhigan tahay?

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Turkiga iyo Soomaaliya: Birri maxey ka dhigan tahay?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxeynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Ordugan iyo Madaxeynaha JFS Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa maalinta barito Magaalada Muqdisho si wada jir ah xarigga uga jaraya Safaaraddii ugu weyneed ee Turkiga ka dhiso Adduunka.

Safaaradda ayaa laga dhisay dagmada C.casiis ee magaalada Muqdisho, waxa ay ku fadhisaa dhul ballaaran oo dhinaca ku heysa xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, aadna istiraatiiji u ah.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

labada Madaxweyne ayaa sidoo kale xarigga ka jari doona mashaariic kala duwan oo dowladda Tukiga ay ka hirgalisay Soomaaliya iyo kuwo horay loo hirgaliyay oo ay maalgalisay dowladda Turkiga.

Socdaalka Madaxweynaha Turkiga waxaa sidoo kale qeyb ka ah heshiiyo ay kala saxiixan doonaan, qaar kamid ah hey’adaha Dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowladda Turkiga, kuwaas oo isugu jira heeshiiyo wadashaqeyn labada dal iyo kuwo caawimaad ah.

Booqashada Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dajib Ordugaan ayaa ah markii sadaxaad ee uu yimaado dalka Soomaaliya, waxeyna soo jiidatay indhaha dalal badan oo caalamka ah kuna dhiiraday in Soomaaliya yimaadaan, Safaaradona ka furtaan.

Turkigu wuxuu soomaaliya ka hirgaliyay mashaariic kala duwan oo isugu jira hormarin iyo Bini’aadanimo

SONNA

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada dalka oo Mareykanka lagu soo dhaweeyay+SAWIRRO

Next Post

Saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen Diinsoor oo Caawa la burburiyay

Next Post
Saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen Diinsoor oo Caawa la burburiyay

Saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen Diinsoor oo Caawa la burburiyay

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In