Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga wuxuu soo celinayaa cilaaqaadkii uu la lahaa Masar iyo Suuriya

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Turkiga wuxuu soo celinayaa cilaaqaadkii uu la lahaa Masar iyo Suuriya

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2015-12-07 07:33:09Z | http://piczard.com | http://codecarvings.com

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Turkiga, oo horey u soo celiyay xiriirka Ruushka iyo Israel uu la lahaa ayaa hadda waxaa uu qorsheynaya in uu soo celiyo xiriirkii kala dhexeeyayย dalalka Masar iyo Suuriya, sida uu dhowaan sheegay ra’iisul wasaaraha Turkiga.

โ€œIlaahay mahadii, waxaa soo celin doonaa xiriirkii aan la laheyd Masar iyo Suuriya” sidaa waxa sheegay ra’iisul wasaare Binali Yildirim.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Ra’iisul wasaareย Binali Yildirim ma sheegin waqtiga xiriirkaas la soo celinaayo, iyadoo dadka siyaasadda ka faalooda ay ku tilmaameen in Turkiga uu doonayo in uu wanaajiyo dhammaan cilaaqaadka uu la leeyahay wadamada Carabta.

Turkiga ayaa mudo dheer waxaa uu madaxweynaha dalka Suuriya Bishaar Al-Asad ugu baaqayay in uu xilka ka dego si dhibaatada wadankaas ka jirta loo xakameeyo, hase yeeshee mowqifka Turkiga ayaa isbedeley iyadoo arimo badan lagu micneeyay isbedelkaas, waxaana Turkiga uu ka walacsan yahay in Suuriya ay u kala go’do labo qeybood oo xuduuda Turkiga ay ka abuuranto maamul ay yeeshaan Kurdiyiinta.

Sidoo kale, xiriirka ka dhaxeyn jirey Turkiga iyo Masar ayaa istaagay markii madaxweynihii dalkaas ee Maxamed Mursi ay xukunka ka tuureen ciidanka wadankaas oo uu hogaaminayay C/fitax ย Al Sissi, isla markaana xabiga lagu tuurey madaxweyihii sida dimoqraadiga ay u soo doorteen dadka Masaarida ah.

Turkiga ayaa dhowaan dib u soo celiyay xiriirkii uu la lahaa Israel oo muddo cilaaqaadkoodu aad u xumaa.

Previous Post

Xubno ka tirsan Al-qaacida oo lagu diley weerar ka dhacay Yemen

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyadii Qaadka

Next Post
Haween Ka Tanaasulay Ka Ganacsiga Qaadka Oo Barnaamij Shaqo Abuur ย Ah Loo Sameeyay

Dowladda Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyadii Qaadka

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In