DAAWO: Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin Amniga Doorashooyinka
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay qodobbo ay ka ...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay qodobbo ay ka ...
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta ku soo laabtay caasimadda Muqdisho, ka dib safar shaqo oo 11 cisho qaatay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib ...
Diyaarad siday gargaar loogu talo galay dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay duufaantii GATI ayaa maanta gaartay magaalada Boosaaso . ...
Isbitaalka ugu weyn magaalada Mekelle ee xarunta ismaamulka Tigray ee dalka itoobiya ayaa waxaa gabaabsi ka ah daawooyinka iyada isbitaalka ...
Radio Muqdisho oo dhidibada loo taagay Sanadkii 1951-kii, 9 sano ka hor intii aan dalku xor noqon. Waxa ay eheed ...
Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka ah, wuxuu dadweynaha Soomaaliyeed oo shaqo doonka ah u baahinayaa sagaal (9) jego ...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/813582496106054/
Shirka golaha Wasiirada ayaa lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada iyo magacaabista xubin ka bannaaneyd Guddiga Madaxa banan ee la dagaallanka ...
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kala wareegtay Wasaaradda ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho