Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Uhuru Kenyatta”Waa in aan Ku Guuleysanaa Dagaalka Ka Dhanka ah Argagixisada”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo galabta warbaahinta kala hadlay shacabka ayaa uga tacsiyeeyay xasuuqii ay maleeshiyaadka Al-shabaab 36-qof ku xasuuqeen deegaanka Koromey ee County-ga Mandera.

Madaxweynaha ayaa Yiri โ€œ dagaalkan waa dagaal lagu soo qaaday Dalka Kenya iyo shacabkiisa,ma ahan dagaal ka dhan dowlada uu hogaamiyo xisbiga jubilee iyo hogaamiyaashiisa,waana dagaal loo baahanyahay in uu dagaalamo qof kasta oo naga mid ahโ€

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

โ€œDadka Keenyaanka ah waan ogahay in qof kasta oo naga mid ah uu cadaadisa dareemayo,laakiin waxaan ka codsanayaa qof kasta oo naga mid ah lama joogi waqtigii uu na qalqal galin lahaa cadawga,waxaan sidoo kale ugu baaqayaa dhamaan hogaamiyaasha in ay istaagaan oo ay ka hor tagaan cadowgan,kani waa dagaal,dagaalkaasi oo aan u baahanahy in aan si wada jir ah ugu guuleysano,waqtiyada nuucaan oo kale waa in ay midoobaan dadka Keenyaanka ah una istaagaan Kenyaโ€Ayuu Yiri Madaxweyne Uhuru.

Madaxweynaha Kenya oo Ka Hadlayay dadka muslimiinta ah iyo diinta islaamka ayaa Yiriโ€Muslimiintu waa ummad shaqo badan oo nabadeed,waxaan idin weydiisanayaa in sii wadaan is-garb taaga wadaankiina iyo muwaadiniintiisa,oo aadan u joojin argagaxisada damacsan in ay diintiina islamaanka ku haleeyaan wada noolashaha dadka keenyanka ah,dhamaan dadka Kenyaanka ah wey fahansanyihiin in diinta islaamku ay tahay mid nabadeed,maxaa yeelay ilaah waa mid naxariis badanโ€

โ€œArgagaxisada sheeganaya in ay magaca ilaah wax ku dilayan,ma ahan muslimiin mana ahan dad ilaah yaqaano,laakiin waa xayawaano lumiyay maskaxdooda,waxaana idiinku baaqayaa in aad joogteeysaan dhaqamada runta ah ee diinta islaamka oo ah dul qaadka iyo tix galinta dhamaan dadka,waxaana ku tiirsanahay taageeradiina ku aadan dagaalka aan kula jirno mitidiinta iyo argagaxisadaโ€Ayuu Yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ugu baaqay warbaahinta in ay ka fogaado waxyaabaha iska hor keeni karo ummadaha kala diimaha ah ee ku dhaqan dalka Kenya.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in uu warqad shaqo ka firiisi ah u soo gudbiyay taliyaha ciidanka booliska David Kimaiyo,islamarkaana uu ka aqbalay.

Madaxweyne Uhuru ayaa sidoo kale sheegay in xilka laga qaaday wasiirkii Arrimaha gudaha Joseph Ole Lenku oo mudo 20-bilood ah xilka hayay,waxana lagu bedelay Jeneraalka shaqada ka fariistay ee Joseph Nkaissery oo loo magacaabay wasiirka cusub ee arrimaha gudaha.

Madaxweyne Uhuru ayaa ugu baaqay baarlamaanka in ay baaraan wasiirkan cusub,islamarkaana ay ansaxiyaan.

Madaxweynaha dalka Kenya ayaa sidoo kale sheegay in uu baarlamaanka u qoray waraaq codsi ah oo u kaga codsanaya in ay dib u dhigaan fasaxii ay aadi lahaayen si loo dhameeyo howlo dalka quseeyo oo hor yaalo.

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay Mandera

Next Post

Askar ka tirsan ciidanka booliska oo la barayo howlaha gurmadka dab-damiska

Next Post

Askar ka tirsan ciidanka booliska oo la barayo howlaha gurmadka dab-damiska

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In