Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Urur dhallinyaro oo ku dhawaaqay wax ka qabashada Soomaali ku dhibaataysan Koonfur Afrika”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Naadiga dhalinyarada Hiilo ayaa magaalada Cape Town waxaa ay ku qabteen kulan looga hadlayay arrimaha dhalinyarada Soomaalida ee ku nool magaaladaasi gaar ahaan kuwa noqday darbi Jiifka iyo kuwa u baahan caawinta dhanka waxbarashada ayada oo kulanka ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada.

Kulankaan oo ahaa mid ay si heer sare ah u soo agaasimeen ururka dhalinyarada Hiilo ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Cape town Ee dalka South Africa ayaa waxaa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada waxgarad aqoon yahano iyo qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaalida ee ku nool gobolka Western Cape .

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Ujeedka kulanka ay u soo agaasimeen Naadiga dhalinyarada Hiilo waxaa uu ahaa in bulshada u soo bandhigeen waxqabadkii naadiga iyo arrimaha ay hiigsanayaan waxaana halkaasi ay ku soo bandhigeen sida ay u doonayaan in ay diirada u saaraan wax ka qabashada arrimaha dhalinyarada gaar ahaan kuwa darbi jiifka ah iyo kuwa u baahan in laga caawiyo waxbarashada.

Marti sharaftii kala duwanaa ee goobta ka hadlay ayaa bogaadiyay howsha ay hayaan naadiga Hiilo iyo qorshooyinka ay damacsan yihiin waxaana ay balan qaadeen in ay garab kusiin doonaan howl walba oo looga baahdo.

Afhayeenka Naadiga Hiilo Cabdi Qadar Maxamed Cali “Ugaas Qadar” ayaa sheegay in howsha ay wadaan ay tahay mid samafal ah oo loogu tala galay dhalinyarada ku lumay isticmaalka maandooriyaha iyo kuwa ku biiray darbi jiifka ee ku nool magaalada cape town.

Guddoomiyaha Dhalinyarada Naadiga Hiilo ayaa balan qaaday in ay xooga saari doonaan sidii ay ula tacaali lahaayeen dhalinyarada ku lumay daroogada iyo wax la midka ah.

kulankaan ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xilli mudooyinkii dambe ay sii badanayeen dhalinyarada Soomaalida ee ku nool magaalada Cape Town oo ku biiraya nolosha dayacan ee darbi jiifka,waxaana qaarkood ay dhibaato ku hayaan dadka ku nool xaafada Ay Soomaalidu ku badan tahay Bellville.

IMG_4001 IMG_4017 IMG_4021 IMG_4023 IMG_4030 IMG_4033 IMG_4034 IMG_4053 IMG_4056 IMG_4081 IMG_4083 IMG_4085 IMG_4090 IMG_4096 IMG_4100 IMG_4106 IMG_4131 IMG_4161 IMG_4167

Wariye C/laahi Amin Qorshe ee Cape Town

Previous Post

Wafdi ka socoda dowladda oo maanta gaaray Degmada Tayeglow

Next Post

Barlamaanka Soomaaliya oo beri la horgeyn doono  Ra’iisulwasaare Cumar C/rashiid”sawiro”

Next Post

Barlamaanka Soomaaliya oo beri la horgeyn doono  Ra’iisulwasaare Cumar C/rashiid"sawiro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In