Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Urur Goboleedka IGAD oo taageeray guulaha ay gaartay dowladda Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Urur Goboleedka IGAD oo taageeray guulaha ay gaartay dowladda Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War qoraal ah oo ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu sheegay in ay siweyn u taageersanyihiin gulaha ay ku talaabsanayso dowladda Soomaaliya,ayna diyaar u yihiin sidii taageero ay ula garab istaagi lahaayeen,dhismaha mamulada oo horseedaysaa in doorasho qof iyo cod ah ay dalka ka dhacday sanadka 2020.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in ay soo dhaweynayaan go’aanada dowladda Soomaliya eek u aadan in doorasho xor iyo xalal ah ay dalka ka dhacdo,si loo xaqiijiyo in dhamaan lag awada qeybgalo,iyadoo loo maraya geedi socodka siyaasadeed ee dalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“IGAD waxaa ay dhiirogelinaysaa hanaanka dimoqraadiyadeed ee ka hana qaadaya Soomaaliya, lana xoojinayo dowladwanaaga,iyo in si guud ay dadku uga qeybgalaan dhismaha dowladnimada si ay u helaan xuquuqqaadkoodi muwaadanimo,waxaana IGAD ay sii wadi doontaa in Soomaaliya ay garab istaagto si midnimo loo helo waqtigan oo adage e lagu guda jiro,si degnaansho iyo nabad waarta dalka loogu soo dabaalo”. Ayaa lagu yiri qoraalkaasi.

Dowrka ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya waxaa uu yahay in ay ka qeyb qaataan amaanka iyo xasiloonida Soomaaliya,sidaasi daraadeed ayaa lagu yiri qoraalkaasi IGAD waxaan naga go’an in aan fulino balanqaadkayn ahaa in dowladdu go’aanadeedi siyaasadeed ay u madaxbanantahay,waxaana muhiim ah in la sameeyo tirikob iyo midnimo qaran oo dalka uu yeesho.

Previous Post

R/wasaare Khayre oo xalay isbitaalada ku booqday dadkii shalay dhaawacmay

Next Post

Duufaanta tsunami oo khasaare xoogan oo naf iyo maalba leh ka geysatay Dalka Indonesia

Next Post
Duufaanta tsunami oo khasaare xoogan oo naf iyo maalba leh ka geysatay Dalka Indonesia

Duufaanta tsunami oo khasaare xoogan oo naf iyo maalba leh ka geysatay Dalka Indonesia

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In