Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda oo xafiis ka furtay Kampala “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda oo xafiis ka furtay Kampala “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan lagu daah furayay xafiis ugu adeegi doono ururka ardayda Soomaaliyeed ee Uganda ayaa waxaa ka qayb galay Uqaybsanaha Waxbarashada Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Mudane Liibaan Xuseen Deerow iyo madax kale.

Guddoomiyaha Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda Cabdimaajid Cabdiraxmaan Salaad ayaa uga mahadceliyay taageerada balaaran ee safaaradda Soomaaliya siisay ururka ardayda, si ay xafiiskan u furaan, isagoo si gaar ah uga mahadceliyay siihayaha Safaaraddda Mudane Cali Maxamed Maxamuud “Cali Cagabaruur”.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Guddoomiye Maajid ayaa ardayda Soomaaliyeed ee Uganda waxkabarata ugu hambelyeeyay xafiiskan cusub oo ardayda loogu adeegi doono.

Uqeybsanaha Waxbarashada Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Liibaan Xuseen Deerow oo ka hadlayay munaasabadda ayaa sheegay in dadaal dheer lagu bixiyay in maanta la hirgeliyo xafiiskan oo ardayda u adeegi doona.

Liibaan ayaa sheegay in Safaaradda oo uu horkacayo Siihayaha Safaaradda Cali  Cagabaruur ay uga mahadcelinayaan hirgelinta xafiiskan.

Ururka ardayda ayaa in muddo ah lahayn xafiis ay ku shaqeeyaan, si ardayda wax ugu qabtaan, waxaana muuqata in xiligan ay ardayda iyo safaaradda dadaal ku bixinayso sidii ururka iyo waxqabadkiisa loo horumarin lahaa.

Previous Post

FAO oo sheegtay inay yaraatay xawaaraha duufaanta GATI

Next Post

Taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari oo dhiiri geliyay arday ka qalin badalaneysay Jaamacadda bariga Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari oo dhiiri geliyay arday ka qalin badalaneysay Jaamacadda bariga Afrika “SAWIRRO”

Taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari oo dhiiri geliyay arday ka qalin badalaneysay Jaamacadda bariga Afrika “SAWIRRO”

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In