Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Caafimaadka Adduunka oo ka digay faafitaanka Covid 19, gaar ahaan faraciisa Delta

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ururka Caafimaadka Adduunka oo ka digay faafitaanka Covid 19, gaar ahaan faraciisa Delta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Khubaro Caafimaad oo  ku takhasusay cudurrada faafa ayaa sheegay in wali dadka dunida ku nool  ay khatar ugu jiraan inuu ku dhaco Xanuunka Covid 19, gaar ahaan Delta.

Sidokale khubarada ayaa ka dhawaajiyay in ciribtirka fayraska kala duwan ee Corona, uu u baahanyahay dadaallo wadajir ah si loo hirgeliyo qorshaha lagu  xakameynaayo.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Muuqaal laga duubay  Dr. Maria Van Kerkhove, oo  lagu baahiyay Bogga tweet-ka Ururka Caafimaadka Adduunka, oo looga hadlaayay la dagaallanka Covid-19, ayaa lagu qeexay in kororka tirada dadka cudurka qaba ay ku sii badanayaan Waddamada Brazil iyo India.

Dr. Maria Van, ayaa ka dhawaajisay in ay muhiim tahay in Dowladaha Caalamka ay si wada jir ah u hir galiyaan  qorshaha  la dagaalanka Corona Virus, gaar ahaan faraciisa Delta oo hadda meel ka mid ah Caalamka khatar ku haya.

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada XFS oo furay kulanka 6aad ee dib-u-eegista waxbarashada dalka

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay wafdi ka socday UNHCR

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay wafdi ka socday UNHCR

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay wafdi ka socday UNHCR

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In