Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Caafimaadka Adduunka oo  ku baaqay in laga fogaado khaladaadkii hore ee tallaalka COVID-19

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ururka Caafimaadka Adduunka oo  ku baaqay in laga fogaado khaladaadkii hore ee tallaalka COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Jimcihii  ku baaqay in aan lagu celin khaladaadkii hore ee  tallaalka anti-Covid-19 ee Caalamka qeybo ka mid ah laga isticmaalay.

Tedros Adhanom ayaa yiri: “Haddii aan la wanaajin hergalinta Tallaalka, ma caawin doonto in la joojiyo aafada Corona Virus,  Annaga ayay nagu xirantahay in aan go’aan gaarno khaladaadka Tallaalka, intii lagu guda jiray shirkii jaraa’id ee uu  toddobaadkan qabtay Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Tirakoob ay sameeysay Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa muujinaya  in ka badan 101.74 milyan oo qof uu ku dhacay cudurkan Corona virus, adduunka oo dhan, halka tirada guud ee dhimashadana ay gaartay laba milyan iyo 195,520.

Tedros Adhanom  wuxuu cusbooneysiiyay digniinta la xiriirta tallaalkan, isaga oo carabka ku adkeeyay in lagama maarmaan ay tahay in laga taxadaro khatarta xanuunkan faafe ee  COVID 19.

ugu danbeeyntii Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa dhaleeceeyay qawaaniinta Midowga Yurub ee  ka dhanka ah dhoofinta tallaalka looga hortagaya Corona Virus.

Previous Post

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

Next Post

Muwaadiin Soomaaliyeed oo shil gaari ugu geeriyooday Koonfur Afrika

Next Post
Muwaadiin Soomaaliyeed oo shil gaari ugu geeriyooday Koonfur Afrika

Muwaadiin Soomaaliyeed oo shil gaari ugu geeriyooday Koonfur Afrika

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In