Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Caafimaadka Adduunka oo sheegay inuu wali Caalamka ka dhamaanin Xanuunka Corona

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ururka Caafimaadka Adduunka oo sheegay inuu wali Caalamka ka dhamaanin Xanuunka Corona
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in la joogo waqtigii dib u eegis dhab ah lagu samayn lahaa faafitaanka Covid, ka dib markii la diiwaangeliyay sanadkan hal milyan oo dhimasho ah, taasi oo uu sababay cudurka.

Madaxa kooxda farsamada Ururka Caafimaadka Adduunka Maria Van Kerkhove, ayaa tiri:  “Maadaama aan ku jirno sannadkii saddexaad ee la tacaalidda cudurka faafa ee Covid-19, waxaana aad ugu murugeysanahay inagoo haysanno qalab si dhab ah looga hortagi karo faafitaanka xanuunkan iyo wacyigalin joogta ah, iyadoo loo marayo kanaalada warbaahinta bulshada haddana qaar badan oo naga mid ah ayaa u dhimanaya xanuunkan, waxaan u baahanahay dib u eegis dhab ah oo lagu sameeyo Covid-19, waxaan u baahanahay inaan qiimeyno dhibaatada xanuunkan, ma ahan inaan ku jirno xaalad ay 14,000 ilaa 15,000 qof ku dhintaan toddobaad kasta”.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Maria Van Kerkhove ayaa Carrabka ku adkeysay in cudurka uusan wali dhamaan, balse la soo afjari karo iyadoo dadku ay sii wadan karaan nolol maalmeedkooda.

Previous Post

WMO oo sheegtay in qaar ka mid ah dalalka geeska Afrika ay qarka u saaranyahiin xaalad bini’aadanimo

Next Post

Shirka caalamiga ah ee TICAD8 oo si rasmi ah uga furmay Tunis

Next Post
Shirka caalamiga ah ee TICAD8 oo si rasmi ah uga furmay Tunis

Shirka caalamiga ah ee TICAD8 oo si rasmi ah uga furmay Tunis

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In