Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka G/Banaadir oo ka shiray dib u dhiska Caasimadda+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ururka dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka G/Banaadir oo ka shiray dib u dhiska Caasimadda+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulan looga hadlayay sidii ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka gobolka Banaadir uga qeyb qaadan lahaayeen  dib u dhiska  dalka iyo  horumarinta kaabayaasha  dhaqaalaha dalka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.

Kulanka waxaa ka qeyb galay  gudoomiyaha  ururka  dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed, qaar ka  mid ah ururka dhaqdhaqaaqa  iskaashatooyinka, iyo martisharaf kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xaaji Yuusuf Cabdulle Axmed oo ka hadlay kulanka ayaa tilaamay in kulankooda ay uga hadleen ka qeyb qaadashada dib u dhiska dalka, wuxuuna tilmaamay in ururka  dhaq dhaqaaqa  iskaashatooyinka ay wadaan  howlo ay ugu qeyb qaadanayaan  dib u dhiska  dalka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.

“ Waxaan maanta uga hadleyney kulankeenna sidii ururka iskaashatooyinka ay ugu qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka, gaar ahaan caasimadda magaalada Muqdisho,  waxaana la isku raacay in meel ay ugu soo jeestaan iskaashatooyinka ayna dib u dhiska dalka” ayuuy iri Xaaji Yuusuf.

Gudoomiyaha ururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka gobolka  Banaadir Daahir Maxamuud Dirir  ayaa  ka warbixiyay  kulanka ay ku yeesheen magaalada  Muqdisho,  wuxuuna  ugu baaqay ururka iskaashatooyinka in ay ka qeyb qaataan  horumarka  ka soconaya  caasimadda.

Ururka iskaashatooyinka  waxey u istaageen in ay dhisaan  dalka  isla markaana ay  ka qeyb qaataan  horumarka  kaabayaasha  dhaqaalaha  dalka,  waxaana sii wadi doonaa in aan ka qeyb qaadano dib u dhiska  dalka  ilaa dalka uu ka dhismo.

DSCN6715 DSCN6723 DSCN6726 DSCN6731 DSCN6735

Previous Post

Soomaaliya oo saxiixday cahdiga ka mid noqoshada Ururka IORA+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha “ Waddada Wadnaha waxaaa lagu dhisay canshuurta shacabka Soomaaliyeed”+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha “ Waddada Wadnaha waxaaa lagu dhisay canshuurta shacabka Soomaaliyeed”+Sawirro

Madaxweynaha “ Waddada Wadnaha waxaaa lagu dhisay canshuurta shacabka Soomaaliyeed”+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In