Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo hambalyo u diray bahda saxaafadda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo hambalyo u diray bahda saxaafadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War saxaafadeed 21 January 2015:
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ururka haweenka suxufiiyiinta Soomaaliyeed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay maalinta saxaafadda Soomaaliya oo ku beegan 21 January 2015.

Sanad kasta 21 Janaayo waxaa loo dabaal dagaa maalinta saxaafadda Soomaaliya ,ururka haweenka suxufiyiinta Soomaaliyeed sanadkani waxa uu ugu dabaal dagayaa maalinta saxaafadda Soomaaliyeed in uu shaaca ka dhigo dhibaatooyinkii saxaafada ku dhacay sanadkii 2014 kii .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

War-saxaafadeedkan waxa aan ku cadeynaynaa in saxaafada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa dhinac kasta uu dhib ka heysto ,taasina ey sabab u tahay dalka oo mudo ku dhaw rubuc qarni ku jira dhibaantooyin ay amni daro qeyb ka tahay.
Sanadkii 2014 waxa uu ahaa sanad saxaafada murugo iyo farxadba ay la kumeen wallow sanado badan oo la soo dhaafey ay yaro dhaamaan ,

Waxaa siyaabo kala duwan loo dilay suxufiyiin ka howlgala idaacadaha ku yaalla dalka Soomaaliya, waxaa siyaabo kala duwan u dhaawacmay wariyaal ka howlgala warbaahinta ka shaqeysa Soomaaliya ,waxa laga xusi karaa Agaasimaha Qeybta Muqdisho ee Television Somali Channel ,C/risaaq Black iyo kuwa kale .waxaa xabsi la dhigay suxufiyiin iyo maamulayaal idaacadeed, kaddib markii lagu eedeeyay in qal qal amni abuureen.

Guulihii la gaaray waxaa ka mid ahaa in sharcigii saxaafadda ee dowladda iyo warbaahinta kala hagi lahaa meel wanaagsan la gaarsiiyay, iyo in haween badan oo suxufiyiin ah ay wax ku yeesheen miiska go’aan gaarista talada warbaahinta, Warsaxaafadeedka waxa aan ku soo gunaanudeenaa in dowladda ay si wanaagsan ula dhaqanto saxaafadda, warfidiyeenadana ay noqdaan kuwa dareema mas’uuliyada dalka iyo dadka ka saran oo wax ay bulshada u tebinaayaan ay ka eegaan dhanka horumarka dalka.

—DHAMAAAD—-

Previous Post

Kulan wacgelin ah oo loo qabtay umulisooyinka degmada Jowhar

Next Post

Madaxweyne Xasan “Dowladdu ma ogolaan doonto in carruurta loo adeegsado colaadda”

Next Post
Madaxweyne Xasan “Inta uusan dhamaan sanadkan Madaxweyneyaasha Urur Goboleedka IGAD shir ayay ku yeelan doonaan Muqdisho”

Madaxweyne Xasan “Dowladdu ma ogolaan doonto in carruurta loo adeegsado colaadda”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In