Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Jaamacadda oo ku baaqay kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha waddamada Carabta iyo Falastiin

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Ururka Jaamacadda oo ku baaqay kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha waddamada Carabta iyo Falastiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay baahisay wakaaladda wararka Masar ee MENA, Ururka Jaamacadda Carabta ayaa 8-da bisha soo socota ee Febraayo qaban doona kulan degdeg ah oo looga arrinsano arrimo badan oo ku soo kordhay waddamamda Carabta sida midnimada iyo horumarka dalalka Carabta iyo taageeridda Falastiin.

Kaaliyaha xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta Xosam Zaki, ayaa sheegay in kulankan degdegga ay codsadeen waddamada Masar iyo Jordan

Related posts

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026

Waxa uu sheegay in kulanka si weyn diiradda loogu saari doono guud ahaan qadiyadaha waddamada Carabta ee gobalka iyo arrimaha ammaanka.

Sidoo kale kulanka degdgga waxa lagu lafaguri doonaa xoojinta midnimada waddamada Carabta in garab istaaga Falastiin iyo in ay noqdaan dowlad la aqoonsan yahay.

Horaantii bishan, xukuumadda Qaahira ayaa qabatay kulan ay ka qeybgaleen wasiirkadda arrimaha dibadda Jermalka, Jordan iyo Faransiiska kaasoo looga hadlayay nabadda bariga dhexe iyo sidii loo xoojin lahaa.

Dowladda Masaar ayaa kulankaas ka sheegtay in Falastiin ay yeelato dowlad taasoo ka arrimisa Daanta Galbeed, Gaza iyo caafimaad u ah magaalada Qudus.

Waxaana ay xustay in mushkiladda kaliya ee lagu xallin karo qadiyadda Falastiin ay tahay in dhabbahaas la qaado

Tags: Ururka Jaamacadda oo ku baaqay kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha waddamada Carabta iyo Falastiin
Previous Post

Puntland iyo Jubaland oo magacaabay guddiga doorashada dadban ee heer dowlad goboleed

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaannkii lagu soo qaaday ciidda Soomaaliya

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaannkii lagu soo qaaday ciidda Soomaaliya

Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaannkii lagu soo qaaday ciidda Soomaaliya

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
0

Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In