Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Qurba-Joogta ee Caalamka oo markii ugu horeysay xafiis ka furtay Dalka Australia “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ururka Qurba-Joogta ee Caalamka oo markii ugu horeysay xafiis ka furtay Dalka Australia “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda daah furka Faraca  Global Somalia Diaspora (GSD)  ayaa lagu qabtay magaaladda Melbourne ee Australia, waxaanna munaasabadda oo si heer sare ah loo soo agaasimay soo qaban qaabiyay Qurbojoogta Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Australia ayna Hormuud u yihiin hogaanka GSD ee Qaaradda Australia.

Munaasabadda oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan qeybaha kala duwan bulshadda Soomaaliyeed ee Dalkaasi ku nool  sida  haweenka,Dhalinyaradda, Culimaa’udiinka Soomaaliyeed,  iyo marti sharaf kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay daah furka GSD ee Australia ,Waxaa dhamaan xubnihii munaasabadda ka hadlay ka jeediyeen hadalo ku aadan sida laga maarmaanka ay u tahay in la helo jaaliyad isku duuban kana shaqeyso Horumarka dadka Soomaaliyeed ee Caalamka ku nool iyo in laga wada qeyb qaato horumarka Dalka hada ka socda oo uu maalgashiga ugu horeeyo.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Agaasimaha Golaha Qurba Jooga Soomaaliyeed ee caalamka Cabdi Baaruud ayaa soo bandhigay muuqaal ku saabsan  waxqabadka GSD laga soo bilaabo markii la aas aasay  iyo qorshayaasha hada u degsan .

Dhamaan dadkii ka soo qeybgalay daahfurka Golaha ee Australia waxay isku wada raaceen muhiimadda bulshadda Soomaaliyeed ay u leedahay inay guntiga u xirtaan sidii Qurbojoogta Soomaaliyeed ay isaga kaashan lahaayeen waxybaabaha dhamaan ay ka midaysan yihiin ee mar kasta soo wajaha waxaana la isla gartay in tayeynta Qurbajoogta iyo kordhinta waxgalnimadooda ay tahay waxa xal u noqon kara in la  gaaro  dhamaan hadafyada  la  hiigsanayo,Waxaa marti sharaftii ka soo qeybgashay ka mid ahaa Qunsulka guud ee Wadanka Turkiga u fadhiya Australia kaasi oo isna ugu hambalyeeyay Qurbajoogta Soomaaliyeed wadajirka iyo horumarka ay ku talaabsadeen iyo sida ay mar walba ugu hawlan yihiin wax u qabashada  dalkooda hooyo.

Aus ref Aust 1 (1) main one 4 main one eight (1) main one six muhiim 2

Previous Post

Wasaaradda Amniga Dalka Oo Shaacisay Tirada Dhagar Qabayaasha Ciidamada Ay Ku Dileen Cadaado “Sawirro”

Next Post

” Daawo Sawiradda” Hishiis ay kala saxiixdeen Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo laba Jaamacadood oo saldhigooda yahay South Africa

Next Post

" Daawo Sawiradda" Hishiis ay kala saxiixdeen Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo laba Jaamacadood oo saldhigooda yahay South Africa

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In