Xalwooy waa habeenkii lixdankii xanaaqee
Is xukuma la yiriyee xaqeennii ifiimee
Waa xasuustii xorriyaddeennee
Xadreeyoo madaxa lula
Maxamed Suleymaan Tubeec, Xaliimo Khaliif Cumar Magool, Cumar Dhuule Cali iyo Maryan Mursal Ciise Bootaan.
Xalwooy waa habeenkii lixdankii xanaaqee
Is xukuma la yiriyee xaqeennii ifiimee
Waa xasuustii xorriyaddeennee
Xadreeyoo madaxa lula
Maxamed Suleymaan Tubeec, Xaliimo Khaliif Cumar Magool, Cumar Dhuule Cali iyo Maryan Mursal Ciise Bootaan.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...
Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho