Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waalidiin wiilashooda ku xiran dalka Cuman oo dowladda Federaalka ka codsaday in loo soo daayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Waalidiin wiilashooda ku xiran dalka Cuman oo dowladda Federaalka ka codsaday in loo soo daayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shacab isugu soo baxay magaalda Garoowe ayaa madaxda dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka codsadey sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiis Soomaliyeed ooย  ku xiran xabsiyda dalka Cumaan.

Ehelada qaraabada iyo dadweyne kale oo la dareemayay xanuunka ay qabaan waalidiin Soomaaliyeed oo in ka badan 10 sano wiilashooda ku xirnaa dalka Cumaaan ayaa maanta isu soo bax ka dhigayo magaalada Garoowe ee caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland, halkaasi oo ay ku cabireen dareenkooda ku aadan sidii loo soo deyn lahaa wiilashooda ku jira xabsiyada dalka Cumar.

Related posts

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

March 7, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026

โ€œCumaan waxaa nooga xiran 30 wiil, waxaan isugu soo baxnay in dhawaaqeena ay gaarto Madaxdeena sharafta leh, waxaana ka codsaneynaa in wiilasheena xabsiga laga soo daayo oo dalka nalaguu soo wareejiyoโ€ ayay tiri Hooyo ka mid ah dadkii isu soo baxa dhigayay.

Aabe Soomaaliyeed oo ka mid ah dadkii maanta isu soo baxa ka dhigay magaalada Garoowe ayaa yiri โ€œBanaan bax Nabadeed ayaan isugu soo baxnay, waxaana raadineynaa wiilasheena nooga xiran dalka Cumaan oo 25 sano oo xabsi ah ku xakuman, waxaan ka codsaneynaa dowladda Soomaaliya inay baadi doonaan wiilaashaas oo ay noogu soo celiyaan Soomaaliyaโ€.

Waalidiinta iyo dadweynaha isu soo baxa dhigayay ayaa dareenkooda si weyn u muujiyay, waxaana ay codsadeen in wax laga qabto dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan xabsiyada dalka Cuman.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo qaabilay safiirka Sweden ee Soomaaliya โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Shirweynaha 8-aad ee doorashada xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Shirweynaha 8-aad ee doorashada xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Shirweynaha 8-aad ee doorashada xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa furey Mashruucan oo ay ka faaโ€™iideysan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta booqasho shaqo ku...

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya Sareeye Guuto C/risaaq Maxamuud Xaaji (Qaloombi), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In