Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waddamada G20-ka oo ballanqaaday in ay bixindonaan lacag $ 21 bilyan ah si wax looga qabto Covid 19.

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Waddamada G20-ka oo ballanqaaday in ay bixindonaan lacag $ 21 bilyan ah si wax looga qabto Covid 19.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waddamada G20-ka ayaa ballan qaaday in ay bixinayaan 21 bilyan oo Dollar, taasi oo lagula dagaallamayo Viruska Corona, halka Mareykankana uu ku dhawaaqay in uu soo saaray daawo si logo hortago xanuunka Corona, taasi oo muujisay astaamo horudhac ah oo ku saabsan kaalmaynteeda bukaanadaqaba cudurka Corona.

Kooxda G20-ka ayaa maanta ku dhuwaaqay in ay gacan dhaqaale ka geeysanayaan la dagaalanka cudurka faafa ee Corona, iyaga oo sheegay in ay bixindonaan lacag gareysa $ 21 bilyan oo lagu ta maalgelinayo guud aah caafimaadka adduunka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Kooxdan ayaa bishii Abriil waxay ugu baqeen dhammaan waddamada Caalamka, NGO-yada iyo deeq bixiyaasha, inay gacan ka geystaan ​​sidii loola dagaallami lahaa cudurka faafa ee Corona.

Waddamo ay ka mid yahiin Hungary iyo Slovakia ayaa ku dhawaaqay furitaanka xuduuda ay la leeyihiin dalka Austria, kaasi oo uu ku faafay cudurka Corona.

Tan iyo markii u  xanuunkan ka soo ifbaxay magaalada Wuhan ee  dalka Shiinaha bishii Diseembar ee sanadkii hore, Corona Virus wuxuu dilay in kabadan 390,000 oo qof oo adduunka oo idil ah, in ka badan 6.6 milyan dad gaaraya ayaa la xaqiijiyay in Cudurkaani uu ku haleelay 196 dal, halka in kabadan 2.8 milyan oo qofna ay ka soo kabteen xanuunkan halista ah ee Corona Virus.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya oo goordhaw furmi doonna

Next Post
Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya oo goordhaw furmi doonna

Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya oo goordhaw furmi doonna

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In