Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ay horkacayso Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Ceelberde

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi ay horkacayso Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Ceelberde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigaan oo isugu jiray Mas’uuliyiin ka soctay  Wasaaradda Gargaarka maareynta masiibooyinka  Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo hay’adaha U-ka oo dhowr xafiis ka kala socday, waxa ay booqdeen xarumaha Caafimaadka ee kaamamka ay ku noolyihiin Barakacayaasha  iyo Ceelasha magaalada oo biyahooda gabaabsi yihiin.

Inta ay ku gudajireen boogashada dadka ku jira kaamamka waxa ay warbixino ka dhegeysteen qaar ka mid ah Barakacayaasha kaamamka degan oo ka hadlay duruufaha ay ku nool yihiin

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

kormeerkaan oo ay ugu kuurgalayeen xaalada dhabta ah ee degmada ka dib wafdiga waxay ay kulan la qaateen  Maamulka Degmada Ceelberde, Waxana ka dhegeysteen saamaynta ka dhalatay abaarta, xaalada Barakacayaasha iyo biyo yarida ka jirta Degmada Ceelberde waxana si guud xaalada degmada wafdiga ula wadaagay guddoomiyaha degmada Ceelberde .

Previous Post

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo Xilka la wareegay

Next Post

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Wasaaradda Caafimaadka oo ka shiray ka hortagga COVID-19

Next Post
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Wasaaradda Caafimaadka oo ka shiray ka hortagga COVID-19

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Wasaaradda Caafimaadka oo ka shiray ka hortagga COVID-19

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In