Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi isugu jira Masuuliyiin DF Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo gaaray magaalada Beledweyne.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi isugu jira Masuuliyiin DF Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo gaaray magaalada Beledweyne.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi isugu jiro Masuuliyiin ka kala socda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo gaaray magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Wafdigan oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Howlaha Guud ee Hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaanshi , Wasiirka Maaliyada Hirshabeelle Maxamed Maxmuud Cabdulle , Wasiirka Ganacsiga Hirshabeelle Yaxye Ismaaviil, Agaasimaha Guud Wasaaradda Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka Axmed Imaan iyo Masuuliyiiin kale ayaa waxaa garoonka Magaalada Baladweyne ku soo dhaweeyey Xildhibaano , Maamulka Gobolka hiiraan , kan Magaalada Baladweyne iyo masuuliyiin kale oo ku sugnaa Magaalada Baladweyne.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Socdaalka wafdiga ayaa waxaa uu yahay dhagax dhiga Mashaariic hormarin oo Laga fulinayo Magaalada Baladweyne Sida dhismaha wadooyinka iyo dib u habeynta Maaliyada iyo hanaanka canshuurta Gobolka Hiiraan.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Sheegay in ay diyaar u yihiin sugida amniga doorashooyinka.

Next Post

Dowladda Shiinaha oo dadkeeda ka qaaday sharci caqabad ku ahaa dhalmada.

Next Post
Dowladda Shiinaha oo dadkeeda ka qaaday sharci caqabad ku ahaa dhalmada.

Dowladda Shiinaha oo dadkeeda ka qaaday sharci caqabad ku ahaa dhalmada.

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In