Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi Ka Socda Bankiga Islaamka Oo Gaaray Kismaayo Iyo Balanqaadyo Ay Sameeyeen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Shir lagu soo xulayo xildhibaanada maamulka Jubba oo Kismaayo ka furmaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigani ka socday Bankiga Islaamka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, waxaana si weyn magaaladaasi ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubba, iyadoo wafdigaasi uu hogaaminayay Guddoomiyaha bankigaasi.

Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa markii ay ka dageen wafdiga waxa magaalada u galbiyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Juba, iyadoo ay kormeereen qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo, waxaana goobaha ay booqdeen wafdigaasi ka mid ah Isbitaalka, iyo Jaamacada Kismaayo, qaar ka mid ah dugsiyada Sare ee ku yaala magaalada iyo Dekeda Kismaayo.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Wafdiga ayaa markii ay booqdeen goobahaasi kaddib waxa ay sheegeen in ay wax ka qaban doonaan baahiyaha ka jira meelihii ay kormeereen oo ay ugu horeyso in magaalada ay ka fuliyaan mashaariicyo lagu horumarinayo islamarkaana socdaalka magaalada Kismaayo ay ku tageen uu ahaa mid ay ugu kuur galayeen xaaladaha ka jira.

Wafdiga ayaa sidoo kale waxa ay kulamo la qaateen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubba oo ugu horeeyo madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, iyagoo ka wada hadlay arrimo la xiriira horumarinta deegaannada Maamulka Jubba uu ka arrimo iyo Bankiga Islaamka uu wax ka qabto baahiyaha jira oo ay ugu horeyso dib u dhiska iyo arrimo kale.

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira horumaro kale duwan, iyadoo magaalada ay ka soo kabaneyso dhibaatooyinkii Kooxda Nabad diidka ah ee UGUS ay ku reebeen, waxaana sii kordhayaa horumarka iyo bilicda magaalada.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho 25 03 2015

Next Post

Siminaar Ku Saabsanaa Hirgalinta Nidaamka Federaalka Ah Oo Loo Soo Xiray Shaqaala Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Next Post
Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha oo loo qabtay Siminaar” SAWIRRO”

Siminaar Ku Saabsanaa Hirgalinta Nidaamka Federaalka Ah Oo Loo Soo Xiray Shaqaala Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In