Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Midowga Yurub oo kulamo la qaatay Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa halkaasi kulan kula qaatay Madaxda Maamulka KMG ah ee Jubba.

Wafdiga oo uu hoggaaminayay Wakiilka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Michele Cervone d’Urso ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyay safiirrada dowladaha Sweden, Britain iyo Italy u fadhiya dalka Soomaaliya iyo xubno ka socday urur-goboleedka IGAD, waxaana kulanka looga hadlay arrimo ay ka midyihiin dhamaystirka maamulka KMG ah ee Jubba, dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo midaynta ciidanka Qaranka Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo kulanka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in wafdiga ay isku afgarteen sidii loo dhameystiri lahaa Maamulkiisa iyo xoojinta sidii deegaannada maamulkasi looga saari lahaa argagixisada Al-Shabaab, isagoo xusay in maamulkiisu uu hirgelin doono qodobadii kulanka looga hadlay.

Danjire Michele Cervone d’Urso oo isna dhankiisa la hadlay Warbaahinta ayaa uga mahadceliyay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba sida ay iskula garteen waxyaabihii ay ka wada hadleen, waxaana uu xusay in Midowga Yurub uu xoojinayo taageerada uu siinayo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

 

Previous Post

Manchester United oo Ka Badisay Kooxda Liverpool “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In