Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socdo Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socdo Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga ka kooban Agaasimaha Maaraynta Khilaafaadka Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika, Fiona Loran, oo uu wehelinayo Madaxa Hawlaha Nabadda (PSOD), Sivuyile Bam, Qaybta Qorshaynta Hawlaha, Sareeyo Guuto Ndabereye Kabango ayaa waxa garoonka dayuurdaha Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Amniga, Mudane Farxaan Axmed Cali,

Mudane Simon Mulongo, Ku-xigeenka Xoghayaha Gaarka ee Midowga Afrika (DSR AU), ahna Ku Xigeenka Madaxa AMISOM, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye”, Danjire Ku-Xigeenka Safaaradda Soomaaliya ee Itoobiya, Jacfar Abuukar,  La Taliyaha Amniga Ra’iisulwaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Ciise Diirshe,

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

La Taliyaha Wasaaradda Amniga Gudaha, Sareeyo Guuto Salaad Maxamed Guuled, Taliyaha Ciidammada AMISOM, Sareeyo Guud Diomede Ndegeya iyo Taliyaha Ciidammada Boliiska AMISON, Augustine Magnus Kailie.

Previous Post

Kulan looga Hadlayay Arrimaha Doorashooyinka Xildhibaanada Gollaha shacabka oo maanta Lagu Qabtay Magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada Guddoomiyihii Garasbaaleey “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada Guddoomiyihii Garasbaaleey “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada Guddoomiyihii Garasbaaleey “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In