Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga Hadlayay Arrimaha Doorashooyinka Xildhibaanada Gollaha shacabka oo maanta Lagu Qabtay Magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga Hadlayay Arrimaha Doorashooyinka Xildhibaanada Gollaha shacabka oo maanta Lagu Qabtay Magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha dagmada Warta Nabbadda ee Goblalka Banaadir Saynab Maxamed Warsame (Saynab Xaabsay)  oo  dhawaan  gaartay Gaalkacyo ayaa maanta kulan kula qadatay  Magaalada Gaalkacyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Gobalka mudug iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Kulanka oo u jeedkiisu ahaa u  diyaar garoowga doorashada xubnaha Gollaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed ayaa waxaa  ugu horreyn ka hadlay Guddoomiyaha dagmada Warta Nabbadda ee Goblalka Banaadir Saynab Maxamed Warsame (Saynab Xaabsay) oo ka codsatay odayaasha dhaqanka ineey ku garab istaagaan tartanka loogu jiro doorashada xildhibaanada soo socda ee Gollaha shacabka taas oo ay xustay in  ay dooneeyso inay u tartanto  mid  ka mid ah kuraasta doorashadooda ka dhaceyso Gaalkacyo  .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Odayaashii Dhaqanka ee kulanka ka soo qeyb galay qaar ka mid ah ayaa dhankooda si weyn u soo dhaweeyay codsiga ay usoo jeedisay  Marwo Saynab Maxamed Warsame (Saynab Xaabsay).

Previous Post

Ra’iisul  Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo  maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Next Post

Wafdi ka socdo Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi ka socdo Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Wafdi ka socdo Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In